Monday, October 31, 2022

Burburinta waddooyinka ganacsiga Afrika,

                 



﷽ ✍πŸ‡ΈπŸ‡ͺ πŸ‡ΈπŸ‡΄  (Badbado Online)

Burburinta waddooyinka ganacsiga Afrika, iyo dhaqdhaqaaqyada ganacsi ayaa muhiim u ahaa Ingiriiska.  Dawladaha Afrikaanku waa in ay arrintan wax ka bartaan oo ay dib u dhis ku sameeyaan/soo nooleeyaan waddooyinka ganacsiga ee Afrika.  Wax soo saarka gudaha Afrika waa in sidoo kale la dhiirigeliyaa maadaama ganacsiga iyaga ka mid ah uu gacan ka geysan doono kobcinta dhaqaalaha Afrika.

 ( '-' ) (^_*) He who does not hesitate, he who hesitates does not want !!


1 comment: