Deg deg Video: Nicholes Key oo Garoowe Ka degay Fariina Dul Dhigay FAROOLE - Halkan Riix"
http://youtu.be/BzHUj0SNwO0
Waa arrin farxad leh. Hadalka madaxweyne cabdiraxmaan Faroole waxaa ka muuqda hana-qaad siyaasadeed, iyo inuu yahay nin ku gaamuran siyaasada. Waxaan Ilaaheey ka rajeynayaa in dib loo doorto Madaxweyne Faroole, waayo waxaa muuqda waxqabadkiisa. Waxaa muuqda inuu yahay nin horay u socda, oo Puntland meel haboon u wada...!

No comments:
Post a Comment