Thursday, December 19, 2013

Nabadoonada Gobolka Nugaal oo shir ku yeeshay Garowe – Video

Nabadoonada Gobolka Nugaal oo shir ku yeeshay Garowe – Video


Nabadoonada gobolka Nugaal qaarkood ayaa maanta shir ku yeeshey xarunta PDRC ee caasimadda Puntland Garoowe, uga hadley amaanka iyo xaaladda doorashada iyo doorka oday dhaqameedka, hoos ka daawo muhimadda shirka....http://youtu.be/-dvLOixEXRk