Thursday, August 6, 2026

SOOYAALKA TAARIIKHDA IYO KALITALISNIMADA

 


              

  ️🔥 SOW SAGAARO IMA BARATO:- SOOYAALKA TAARIIKHDA IYO KALITALISNIMADA


Taariikhdu waxay ina baraysaa in kalitalisnimadu aysan mar walba ku dhalan afgambi ama xoog ciidan. Mararka qaarkood waxay ku timaaddaa hoggaamiye si dimoqraadi ah loo doortay oo si tartiib tartiib ah u wiiqa hay'adihii ilaalin lahaa dastuurka iyo kala dambaynta awoodda.

Ilaa ugu dambayn awooddii oo dhan ku ururto isaga. Sidaas darteed, kalitalisnimadu hal maalin kuma dhalato.

 Waxay ka unkantaa duruufo siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaale oo muddo soo taxnaa.


️📌 Calaamadaha ugu waaweyn ee lagu garto jidka loo maro waxaa ka mid ah:


️✿ Dhibaato weyn oo dhacda:-

   ►Dagaal.

   ►Burbur dhaqaale.

   ►Amni-darro 

   ►qalalaase siyaasadeed.

Ayaa bulshada ku riixa inay mudnaanta siiyaan xasilloonida.

xitaa haddii qiimaha lagu bixinayaa noqdo in xorriyadaha iyo awood-qaybsiga la dhimo. 

Xilliyadaas kala guurka ah, indheergaradka iyo dadka digniinta bixiya inta badan waa la takooraa oo waxaa lagu tilmaamaa cadowga horumarka iyo dawladnimada.


  💢Hoggaamiye isu muujiya badbaadiyaha:-

 Wuxuu bulshada ku qanciyaa in isaga mooyee uusan jirin ruux kale oo dalka badbaadin kara. 

Mar kasta oo dhaliil loo jeediyana, wuxuu eedda dusha ka saaraa mucaaradka, kooxo gaar ah ama quwado shisheeye si uu uga leexiyo dareenka shacabka.

💢 Wiiqidda hay'adaha dowladda:- ►Baarlamaanka.

►Garsoorka.

►Guddiyada doorashada iyo ►Hay'adaha kale ee madax-bannaan ayaa si tartiib tartiib ah awooddooda loo dhimaa.

 ilaa go'aannada muhiimka ahi ku soo ururaan hal xafiis ama hal qof.

💢Xakamaynta warbaahinta:-

 Warbaahinta madaxa-bannaan waa la cabburiyaa ama la aamusiyaa.

halka la xoojiyo warbaahinta iyo weriyeyaasha u adeega danaha taliska.

 Ujeeddadu waa in la maamulo waxa ay bulshadu maqlayso.

💢Caburinta mucaaradka:-

  ► Siyaasiyiinta mucaaradka. ►Aqoonyahanka.

►Dadka u dhaqdhaqaaqa bulshada waxaa lagu sameeyaa handadaad, xarig ama cadaadis joogto ah si loo waayo cid si xor ah ula xisaabtanta maamulka.


💢La wareegidda ciidamada amniga: Ciidanka iyo hay'adaha sirdoonku waxay ka leexdaan waajibaadkoodii dastuuriga ahaa.

Waxayna u adeegaan ilaalinta kursiga hoggaamiyaha halkii ay ka ilaalin lahaayeen shacabka iyo sharciga.


💢Doorashooyin muuqaal uun ah:- Doorashooyin waa la qabtaa, balse tartanku ma noqdo mid hufan. Sharciyada, hay'adaha iyo awoodda dowladda ayaa loo adeegsadaa in lagu adkeeyo fursadda cidda talada haysa.


Ugu dambayn, awooddu waxay si buuxda ugu ururtaa gacanta hogaamiyaha.

 Xeerarkii xaddidayay muddada xilka ama kala qaybsanaanta awoodaha waa la beddelaa ama la baabi'iyaa, waxaana meesha ka baxa isla xisaabtan iyo isu dheellitirkii hay'adaha dowladda.


Sidaas ayay taariikhdu marar badan u muujisay.

Kalitalisnimadu inta badan kuma bilaabato xoog, balse waxay ku bilaabataa tanaasul yar oo loo sameeyo hogaamiyaha.

Kaas oo haddii aan la joojin, ugu dambayn noqda nidaam ay adag tahay in dib looga soo noqdo. 


Gabagabadii in Puntland ku talaabsatay dhabihii guusha iyo kii kelitalisnimada.

Waxaa kala qeexi doona wakhtiga iyo waayaha.

 Haddii nidaamka dawladninadu uu si wacan u shaqaynayo, waa wax fiican in maamulka lays garab taago. 

Hase yeeshee nin baa laga sheegay " Sow Sagaaro Imabarato". Ninka maalintii uu tabarta yaraa xeerka dardaray haduu xoogaysto maxaa laga filan karaa? Only one rule

Dad badan oo maanta ku faraxsan awooda u korortay ini Deni, oo waxaa la arki doonaa haaraamaya maalin aan dheerayn. 

Anse waxaan kusoo af-meerayaa qormadan:


Wa bilaahi towfiiq

Monday, May 11, 2026

Waa Kuma Wakiilka Al-shabaab?

 



            

           

﷽✍ #Dukumeenti Qarsoon.   

Wakiilka Shabaab ee Muqdisho Bashiir Cabdi Xasan oo hadda la baxay magaca BASHIIR CABDI RABBI. 

Ayaa saaka haween la soo abaabulay kaga hadalsiiyay aagga Zone-K ee magaalada Muqdisho

Waxayna haweenkaasi sheegeen inay "Xasan Sheekh taageersan yihiin."

Dhaqdhaqaaqyada Bashiir kuma koobna lacag ku bixinta abaabulka taageerada Xasan ee maanta oo kaliya!

Xoghaha aan heyno oo wata sawirro ayaa muujinaya inuu Bashiir xiriir la leeyahay Madaxa NISA Mahad Salaad oo isaga laftiisa ku xiran kooxda Shabaab.Lacagihihii Shabaab ka qaadan jireen ganacsiyada Muqdisho, dekedda iyo garoonka oo dhammaantood cash "caddaan" loo bedelay.

Ayey Shabaabka u dhiibteen Bashiir. 

Bashiir wuxuu hadda ku gabadaa,

( Isku qariyaa )

 Shirkad khidmad ka ururisa dhoofka liin dhannaanta ee Muqdisho.

Tuesday, April 21, 2026

Waa kuma Justin E. Davis? 🇺🇸 🇸🇴

 

                           


     ﷽✍ #ConfidentialDocument 

Waa kuma Justin E. Davis? 🇺🇸 🇸🇴


Iyada oo Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ay si rasmi ah ugu dhawaaqday magacaabistiisa Xil-hayaha Arrimaha Dibadda Justin E. Davis.

 Wuxuu xilka la wareegayaa xilli muhiim ah oo Geeska Afrika uu ku jiro marxalad xasaasi ah.

 Justin E. Davis (Caddaaladda).

Davis ma aha diblomaasi aad caadi u ah oo riixaya warqadaha. 

Waa "gacan-ku-hayn" oo khatar badan ku jirta oo 20 sano ku qaatay godadka siyaasadeed ee ugu adag adduunka.

      Asalka [The Background] :-

Wuxuu ku sugnaa Venezuela markii dawladdu si wax ku ool ah u burburtay iyo Peru xilligii ay jirtay dhibaatadii dastuuriga ahayd ee ugu dambeysay. Xitaa wuxuu gacan ka geystay hoggaaminta qaxa Afgaanistaan ​​(Operation Alliance Rescue). 

Ma daawado oo keliya waxyaabaha dhacaya, waa qofka uu Mareykanku diro marka waddan uu ku dhex milmo fowdo ama uu u baahan yahay isbeddel xeeladeed oo ballaaran.

"Buugga Ciyaarta Venezuela": 

Justin E. Davis wuxuu si toos ah u arkay sida dowlad u burburin karto hay'adaheeda dimuqraadiga ah. 

Joogitaankiisa Muqdisho waa calaamad muujinaysa in Mareykanku uu diyaar u yahay "simbiriirixidda" dimuqraadiyadda ee la mid ah tan Soomaaliya wuxuuna mudnaanta siinayaa xasilloonida halkii uu ka hormarin lahaa doorashooyin qumman.

 "Kahor Peru" [Peru Precedent]:-

Peru, wuxuu maamulay danaha Mareykanka xilligii madaxweyne uu lahaa qiimeyn diidmo ah 90%. Waayo-aragnimadani waa mid muhiim ah iyadda oo hoggaamiyeyaasha Soomaaliya ay ku socdaan isbeddellada dastuuriga ah ee muranka dhaliyay ee 2026.

Waqtiga waa mid muhiim ah. 

Iyadoo Mareykanka uu dhawaan faragelin ku sameeyay socdaalka (soo afjaridda xaaladda TPS ee Soomaaliya).

  Justin E. Davis waa "fuliye" loo diray inuu maareeyo dhibaatada dhulka ka jirta isagoo ilaalinaya iskaashiga ka dhanka ah argagixisada.


       "Gacan Dagaal" [Crisis Hand] :-

 Waqtigiisa Xarunta Hawlgallada ee Waaxda Arrimaha Dibadda (qolka dagaalka ee 24/7 ee diblomaasiyadda) macnaheedu waa inuu yahay ninka aad dirto marka aad filayso in wax qaldamaan, ee maaha marka aad filayso kala-guur siman.

Thursday, April 2, 2026

🚨 History of Hizbia Digil Mirifle (HDMS)

            



     ﷽ ✍ #History

    🚨 History of Hizbia Digil Mirifle (HDMS)


What Southwest Leaders Told the World in 1948 and Why It Still Matters Today

In 1948, as Somalia’s future was being decided, the Four-Power Commission, representing the United States, Great Britain, the Soviet Union, and France, arrived in Mogadishu to hear from Somali communities.

Among those who spoke was Hizbia Digil Mirifle (HDMS), representing what is today Southwest Somalia.

On January 24, 1948, during the 15th Hearing, the delegation included Sheikh Abdullahi Mohamed “Begedi,” President and founder of HDMS, and Abukar Qassim, Vice President.


Sheikh Begedi spoke clearly on behalf of his people:

“I wish to request three things:

 1⃣ We want peace and security.  

 2⃣ We want our country to always be seen as belonging to us; we want to be consulted first.  

 3⃣ Others may live with us, but the land belongs to us.”

When asked if they would accept Italian administration, he replied:

“We were told there are 40 governments united together in the UN, and we would accept any that are good for us.”

      ✿ He added:-

“Under the Italian government, the country was safe, but labor was forced.”

He made it clear they would accept any administration except Ethiopia.

This record, preserved in United Nations archives, shows that HDMS was not pro-Italian, but pragmatic. They were seeking peace, dignity, and governance that respected their people.

Today, this history is not just the past, it is a warning.

There are growing concerns that authority is being pulled back to Mogadishu in ways that risk ignoring these same principles.

     ✿ For generations.

Southwest leaders and communities have asked for the same things:   

  ►Peace.

  ►Dignity.

  ►Consultation.

  ►Respect for their role in shaping their future.

These are not temporary political demands; they are long-standing principles.

Ignoring them risks repeating past mistakes.

Sustainable governance in Somalia cannot be built through centralization alone. 

It must rely on partnership, trust, and respect.

History has already spoken. 

The question is whether we are ready to listen.


With respect,  

Sheiknor Abucar Qassim

Thursday, March 19, 2026

Who is behind the removal of the Federal Republic of Somalia from the CONSTITUTION?

                 


          ﷽✍ #Failures 

💣 Who is behind the removal of the Federal Republic of Somalia from the CONSTITUTION

Badbado Consultant Bureau Has been investigating for 3 years

The conspiracy to destroy the constitution of the Federal Government of Somalia. 

We finally found out that these 3 countries are behind it!

1⃣ Turkey 🇹🇷 

2⃣ Egypt 🇪🇬 

3⃣ Djibouti 🇩🇯 

Of course, there were others who saw close interests in them.

However, the place where their advice was confused is that they never took into account the situation in Somalia. 

📌People surrounded by conflicts, 

📌 No real reconciliation, 

📌 Tribes are armed.

The military rule of 1969 - 1991 led to hatred for the country for a central government that would later concentrate power in one place. 

For this reason, they moved to a federal system. 

 Now the conspiracy of Ismail Omar Guelleh, ðŸ‡©ðŸ‡¯ Erdogan  ðŸ‡¹ðŸ‡·and Al Sisi  ðŸ‡ªðŸ‡¬

Has collapsed, . 

And Somalia will return to indirect elections. 

It is time for Turkey, Djibouti and Egypt to get their hands off the internal affairs of Somalia

The others - who may be pursuing petty interests - should learn a lesson from this.

Friday, March 6, 2026

Targeting Religious Leaders:

 


  ﷽✍ #FactSheet 

Targeting Religious Leaders: A Dangerous Red Line That Wounds the Heart of the People!! 

Targeting religious leaders in conflict crosses a dangerous line.

 It can drive deeper divisions instead of bringing peace. When spiritual figures are attacked,

 The effects often go beyond politics into areas of faith, identity, and shared memory.


In Shia Islam, for instance, the Supreme Leader is not only a political figure but also a spiritual authority linked to a sacred lineage that traces back to Imam Ali and Imam Hussein. For many believers.

 This connection holds deep religious significance. Attacking such a figure can be seen not just as a political move, but as an attack on faith itself.

History shows that killing religious leaders rarely leads to the desired political result. Instead, it often strengthens movements through the strong symbolism of martyrdom. 

 In Shia tradition, shaped by the tragedy of Karbala in 680 CE, martyrdom turns loss into moral resistance.

 Rather than fracturing a community, such acts often unite followers, deepen their commitment, and elevate the fallen into lasting symbols of injustice.

Former U.S. Marine intelligence officer Scott Ritter once compared targeting a senior Shia religious figure to “killing the Pope” for Catholics. Whether one agrees with this analogy or not, it highlights the deep emotional and spiritual shock such an act could cause among millions of believers.

International humanitarian law stresses the protection of religious personnel under the Geneva Conventions and common principles like distinction and proportionality.

 Even in conflict, parties should differentiate between combatants and civilians and avoid actions that cause excessive harm or escalate broader conflict.

From Karbala to modern times, a clear pattern appears:- when sacred figures are targeted, political disputes can turn into religious struggles. When faith becomes part of the battlefield, diplomacy becomes harder and reconciliation becomes more remote.

This argument does not defend any government or ideology. It recognizes a bigger lesson from history: when religious authority is targeted, conflicts tend to intensify instead of resolve.

Lasting peace needs restraint. Protecting sacred boundaries might not end wars on its own, but violating them can make achieving peace much harder.



Badbado Consultant Bureau 



Saturday, January 31, 2026

﷽ ✍ Somalia’s Outcome ⚖️

       




                                              ¸Ø¨ِسْÙ…ِ اللَّÙ‡ِ الرَّØ­ْÙ…َÙ†ِ الرَِّيم

﷽ ✍ Somalia’s Outcome ⚖️


Indeed, Somalia is stuck in a dilemma because its federal system is not clearly defined in the Constitution

An effective and stabilizing solution is to adopt regional autonomy with a clear division of powers.

⭕️ In this way, each region will independently manage:- 

✿ Its internal affairs

✿ Health.

✿ Education.

✿ Police.

✿ Coast Guard.

✿ Regional security forces. 

✿ Agriculture.

✿ Livestock, 

✿ Fisheries.

✿ Local taxes. 

✿ Budget.

✿ Service delivery, & 

✿ Regional elections.Through its own electoral commission.

 ⭕️ The federal government

will, in turn, retain exclusive powers over national responsibilities:

✿ Sovereignty and territorial integrity.

✿ Airspace and territorial waters, 

✿ National defense.

✿ Foreign affairs.

✿ Immigration and nationality, 

✿ Monetary policy.

✿ Customs.

✿ National revenue.

✿ Strategic natural resources.&

✿ Interregional coordination.

Such a clearly defined agreement will reduce political conflict. it will strengthen accountability.

It will respect unity, and transform federalism from a source of instability to an effective governance structure.

 It seems that HSM is playing a strategy of "escalating" the "Problems" in Somali politics.

But the bitter truth is.

Somalia is currently in a state of unprecedented political uncertainty and vulnerability. I doubt that such an escalation strategy.will ever work in Somalia.

We know from our history, escalation will lead to instability and deadly divisions. Common sense must prevail!

   Source:- Badbado Consultant Bureau