﷽✍ #Dukumeenti Qarsoon.
Wakiilka Shabaab ee Muqdisho Bashiir Cabdi Xasan oo hadda la baxay magaca BASHIIR CABDI RABBI.
Ayaa saaka haween la soo abaabulay kaga hadalsiiyay aagga Zone-K ee magaalada Muqdisho,
Waxayna haweenkaasi sheegeen inay "Xasan Sheekh taageersan yihiin."
Dhaqdhaqaaqyada Bashiir kuma koobna lacag ku bixinta abaabulka taageerada Xasan ee maanta oo kaliya!
Xoghaha aan heyno oo wata sawirro ayaa muujinaya inuu Bashiir xiriir la leeyahay Madaxa NISA Mahad Salaad oo isaga laftiisa ku xiran kooxda Shabaab.Lacagihihii Shabaab ka qaadan jireen ganacsiyada Muqdisho, dekedda iyo garoonka oo dhammaantood cash "caddaan" loo bedelay.
Ayey Shabaabka u dhiibteen Bashiir.
Bashiir wuxuu hadda ku gabadaa,
( Isku qariyaa )
Shirkad khidmad ka ururisa dhoofka liin dhannaanta ee Muqdisho.
