Monday, December 15, 2014

Halkan ka akhri Cimriga Shaqo ee Raisal Wasarayaasha Daarood ee Xamar u shaqa taga.........


                                     






Halkan ka akhri Cimriga Shaqo ee Raisal Wasarayaasha Daarood ee Xamar u shaqa taga
Khilaafadkaa soo noq-noqda ee joogtada ah ee dhex mara masuuliyiinta ugu sareeysa ee dawaldihii ka dambeeyey burburkii dawaldii dhexe ee somaliyeed, waxaa caado noqotay in khilaafku ku soo afjarmo in shaqada laga eryo mar walba Raisal wasaarayaasha ka soo jeeda Beesha Daarood ee martida ku ah magaalada Muqdisho.
Halkan ka Daalaco Cimriga shaqo ee Masuuliyiintii Daarood ee xilka isaga dambeeyey.
Lifespans of Somali Daarood prime ministers:
1-Cumar C/rashiid Cali Sharmarke: 1 sano iyo 7 bilood
2-Maxamed Cabdilaahi Farmajo: 8 bilood
3-Cabdi Faarax Shirdon ” Saacid”: 1 sano iyo 6 bilood
4-Abdiweli Sheekh Axmed: 10 bilood – ?.

Friday, December 12, 2014

/\/\__Jimce Wanaagsan___________________________/\/\___Family & Friends________________________/\ ¦¦¦¦ ¦¦¦¦\/\/_ Jimce Wanaagsan¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯¯\/\/¯\/\





/\/\____________________________/\/\____________________________/\
¦¦¦¦ ¦¦¦¦\/\/_ ....To a great brother, Love you with all my heart. Vi lever livet nu bror inget kan stoppa oss nu! Abdulkadir ciid! 
¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯\/\/¯¯¯¯¯\/\/¯\/\

Wednesday, December 10, 2014

Dooda Fagaaraha Minnepolis oo looga hadlay awood qaybsiga Gudoonka Baarlamaanka Somalia (Sawirro&Muqaal)






Minnepolis(pp) Dooga Fagaaraha qaybteeda 14-aad oo ka dhacday Magaladda Minnepolis ee Dalka Maraykanka ayaa looga dooday awood qaybsiga gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya, waxayna kusoo aadaysaa xili dhowaan codka kalsoonida kala laabteen Baarlamaanka Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Shiikh Axmed.
Doodan ayaa waxaa ka qayb galay Dr. C/llaahi Cusmaan Xiirey, Faysal Rooble iyo Maxamed Cabdi waxayna si qoto dheer uga hadleen Nidaamka Federaalka ee Soomaaliya u baahan tahay, awoodaha gudoonka Baarlamaanka iyo sida aymuhiim ugu tahay nidaamka Federaalka inuu dadka Soomaaliyeed isagu keeno hal meel isla markasna laga wada hadlo dhibaatooyinka taagan ee u baahan in laga gudbo.
Haddaba halkan ka daawo Barnaamij hal saac soconaya oo Sakariye Aadan Dooda Fagaaraha ka diyaarsha