Thursday, March 19, 2015

Nicholas Kay oo sheegay ineysan jiri doonin xili kordhin loo sameeyo Xasan Sheekh Maxamud!

                                  



                                        https://youtu.be/tXQOgHZ2bC8

Wakiilka waxa loogu yrro  QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay dadka Soomaaliyeedna u yaqaanaan maxdaxweyanaha Jamhuuriyadda Beela Soomaaliyeed  ayaa sheegay inaysan beesha caalamka aqbali doonin in madaxda dowladda Soomaaliya ay sameystaan muddo kororsi. Kay ayaa sheegay in xiliga u harsan dowladda Federaalka looga baahan yahay inay dardar galiso howlaha horyaala oo ay ka 

No comments:

Post a Comment