(¯ `•.|/.•´¯) ▒
_______/)______./¯"""/')____
(¯ `•.|/.•´¯) ▒ ¯¯¯¯¯¯¯¯)¯¯¯¯¯'_„„„„)____ ─. R/Wasaare Cumar CC SH_ uu xiligaani banaan
joog ka yahay Xafiiskiisa. !!!
Siyaasiyiin ku dhow dhow Ra'isul wasaaraha dalka Cumar Cabdirashiid
Cali Sharmaarke, ayaa Xaqiijiyay in R/Wasaare Cumar uu xiligaani banaan joog ka
yahay Xafiiskiisa.Waxa ay xaqiijiyeen in Madaxweyne Xassan uu cadaadin xoogan
ku hayo Ra'isul wasaaraha, islamarkaana uusan xor u aheyn Ku dhaqaaqista
go'aanada kaga aadan Siyaasada dalka.Mid kamid ah Saaxiibada Cumar Cabdirashiid
Ayaa tilmaamay in Madaxweyne Xassan iyo xulafadiisuay ka dhamaan la' yihiin
Xafiiska Ra'isul Wasaaraha, waxa uuna sheegay inay iska yartahay talaabooyinka
uu qaadi karo Cumar Cabdirashiid.''Dhab ahaantii Somalia waxa ay ka caagan
tahay Cadaalada iyo kala dambeynta, waa Wax jira in Cumar Cabdirashiid uu
xiligaani ku shaqeynaayo magac aan awood madax-banaan laheyn, Waxaa la xadiday
talaabooyinka kaga aadan Siyaasada dalka, run ahaantii waxaarumooweysa waxyaabihii
laga sheegi jiray Dam-Jadiid''Waxa uu sheegay in ficil waliba uu sameynaayo
Ra'isul wasaaraha uu marka hore kala tashanaayo xubno badan oo ka tirsan
Dam-jadiid, islamarkaana ka Hoos shaqeeya xafiiskiisa.Ugu dambeyntii, waxa uu
Madaxweyne Xassan iyo xulafadiisuu jeediyay Inaysan afka qaban dadka wax tarka
u ah dalka Somalia,waxa uuna ka digay faragalinta lagu hayo Xafiisyada ………………………………….. J



No comments:
Post a Comment