#Breaking News: Jen: #Cabdirisaaq Afguduud, oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlada #Puntland
#Wareegto Ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland Proff: #Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Jeneral Cabdirisaaq#Afguduud Loogu magacaabay #Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, ka dib markii Xilka laga qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Puntland Jen: #Maxamed Siciid Jaqanaf.
Waxaan leenahay #Hambalyo Hambalyo jeneral Afguduud, Allaha u fududeeyo xilka Adag ee uu umada Puntland iyo dalkaba u qaaday

No comments:
Post a Comment