Tuesday, March 7, 2017

Is Barack And Michelle Having Sex With Valerie Jarrett? She's Living Wit...

Trump Tapped? President Accuses Obama Of Spying On His Campaign

Ron Paul Drops Wiretap Truth Bombs

Minister's estimate before the Truth!!

                                 
Akhriso: Liis Horudhac ah Golaha Wasiirada Cusub 2017
 Badbaado Online ayaa heshay liis horudhac ah Golaha Wasiirada Dowlada federaalka, waxaa suurtagal ah in wax iska badalaan, saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre in uu ku dhawaaqo.
Liiska Gollaha Wasiirada
Beesha Dir
1. Ridwaan Xirsi Maxamed ( Isaaq , Habar Yoonis )
2. Abdi Ismaaciil Samatar ( Godo-Biirse)
3. Cabdullahi Cabdi Carab ( Dir , Surre )
4. Axmed Gaboobe Ugaas bile ( Dir , Gaadsan
Beesha Daarod
1. Cali Xaji Warsame ( Majerten , Cumar Maxmuud , Reer Mahad )
2. Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane ( Ogaden , Cawlyahan)
3. Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)
4. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Leelkase )
Beesha Hawiye
1. Cabdulqadir Cosoble Cali ( Abgaal , Harti , Warsangali )
2. Dr Abdinur Sh Maxamed ( Xawadle )
3. Maxmuud Maxamed Culusow ( Habargidir , Ceyr )
4. Mohamed Mukhtar Ibrahim (Gaaljecel)
Beesha Digil & Mirifle
1. Cali Sicid Fiqi ( Digil / Tunni )
2. Cabdixakin Xaji Faqi ( Digil / Dabare)
3. Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan )
4. Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame )
Beesha Shanaad
1. Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer Aw-Xasan / Reer Aw-Mahdi )
2. Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)

How Trump Can Beat The Deep State

Sunday, March 5, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Amar wadnaha jaray Maamuladda J.Land, P.Land & S.Land & Imaaraadka oo Qasaaro kala kulmi kara

Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Amar wadnaha jaray Maamuladda J.Land, P.Land & S.Land & Imaaraadka oo Qasaaro kala kulmi kara
-------------------------------
Mar 5, 2017 -
Dowlada Soomaaliya ayaa qaaday talaabadii ugu horeysay oo ka careysiin karta maamul goboleedyada dalka gaar ahaan Puntland, Somaliland, Jubbaland iyo kuwa kale.
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaa lasoo sheegayaa inuu qaaday tilaabadii ugu weynayd ee kula xisaabtamayo dowlad goboleedyada iyo hay’addaha deeq bixiyaasha ah.
Tilaabadaan ayaa ah in madaxweyne Farmajo uu hay’addaha Qaramada Midoobay ku amrayo inay mashruuca JPL oo kamid ah mashaariicda ugu waaweyn ee ka socda Soomaaliya maamulkiisa loosoo wareejiyo dowlada dhexe ee Soomaaliya islamarkaana ay dowladda federalku ay hogaamiso qorshihiisa iyo fulintiisa.
Sidoo kale, madaxweyne Farmajo ayaa dowlad goboleedyada kala hadlaya sidii mashruucaan uu u yeelan lahaa hal hogaan oo ah dowladda dhexe ee federalka, iyadoo dowlad goboleedyaduna tashigooda ku leeyihiin. Madaxweyne Farmaajo ayaa Xamar ku casuumay wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha
Puntland iyo guddoomiyayaasheeda degmooyinka, waxaana laga tashanayaa in arrintaan go’aan cad laga qaato.
Sidoo kale, madaxweyne Farmaajo ayaa madaxweynaha J/Land ku wargeliyay in hay’ad aanan ruqsad ama fasax ka haysan dowlada dhexe aysan ka shaqeyn karin deegaanadda Jubbaland.
Amar kaas lamid ah waxaa loo sheegay madaxa maamul goboleedka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sh Aadan, kaas oo gacanta ku haya mashaariic ay hogaaminayaan Imaaraadka iyo Ingiriiska.
Mashaariicda magaalada Muqdisho, waxaa gacanta ku haya dowlada dhexe ee Soomaaliya, dhawaan ayayna odayaasha Muqdisho ku wargeliyeen madaxwenaha cusub Farmaajo in la simo xaquuqda gobollada, isla markaana deeganada kale laga qaado canshuuraadka halka dhaqaalaha Xamar kasoo xarooda ay dowlada ku shaqeyso
Warkan ayaa  sidoo kale intaas ku daraya in dhamaan hay;adaha ka shaqeeya gudaha Somaliland ay qasab ku tahay iney soo maraan dowlada dhexe ee Soomaaliya, hadii ay amarkaas qaadan waayaana ay ku dacweyn doonaan dalalka ay kasoo jeedaan gudaha Soomaaliyana laga masaafurin doono.
Imaaraadka oo ah dalka mashaariicda ugu badan ka fuliya maamul goboleedyada ayaa arintan ay ku noqon doontaa mid dhabar jab ah, maadaama ay malaayiin dollar geliyeen mashaariic aysan dowlada dhexe waxba ka ogeyn
Go’aankan kasoo baxaya madaxweyne Farmaajo ayaa mid jahwareer ah ku noqon doona maamul goboleedyada dalka, oo mudo dheer mashaariic malaayiin dollar ah ku qaadanayay arimo aysan ka war hayen dowlada dhexe.

Qalinka: Ciid #Badbado_ciid

Benjamin Fulford 2017 - March 7, 2017

Benjamin Fulford ~ Illuminati rule to end this year, maybe even this week