Monday, September 25, 2017
Ra'isul wasaare Xasan Cali Khayre ..!!!??
Ra'isul wasaare Xasan Cali Khayre inkastuu khudbad si fiican loodiyaariyey kahorjeediyey kullanka guud ee loodhan yahay ee qaramada midoobay, haddana khalad weyn oo taariikhi ah buu galay waana mid ay madaxweyne Farmaajo islaqabaan. Wuxuu sicad uga tagay ereyga "Federal" isagoo dhankiisa isticmaallay "Somali Republic." Ogow dadkii khudbadda diyaariyey ula kac bay uga reebeen maxaa yeelay Farmaajo iyo Khayre midkoodna ma aaminsana hannaanka wax wadayeelasho wax kala yeelasho "Federal System" ee dalku qaatay sidaas awgeed, wuxuu Xasan Khayre jabiyey qodob dastuuri ah isagoo si ula kac ah uga been sheegay magaca dhabta ah ee dalka.
Subscribe to:
Posts (Atom)