Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Oo Asbuucaan Bixiyey Erey Bixin Siyaasadeed Cusub.
''' SIIGAYSI SIYAASADEED ''Dad badan Ayaa Siyaabo Kala Duwan Ufasiry Bal Adigana Fekerkaaga ka dhiibo.
Madaxweyna Ayaa Hadana Xafladii Badhan Ka Yiri WIIL KA YIMI XUDUR IYO DIINSOOR OO KABA DACASA SITA Ayaa Raba In Uu Dhulkayaga Nagu Xakumo.
Hadalkaas oo Hadana Noqday Mid kale oo Saamayntiisa iyo Hadal Hayntiisa Wata Dad badan oo Soomaliyeed na Ay Ka Caroodeen .
Akhriste sidee U Aragtaa adiga .
No comments:
Post a Comment