Tuesday, October 23, 2018
GAAS &Doorashadda PuntLand Maxaa kala Haysta!!
Sida Dastuurka Puntland ku qoran waxaa la filayay in deegaanka Puntland ka dhacdo doorashada Baarlamaanka iyo Madaxweynaha 2019. Balse Madaxweyne Cabdiwali Gaas kadib markuu Arkay. markuu ogaaday dhamaan Odey dhaqameedka, siyaasiyiinta, guud ahaan shacabka reer Puntland in aysan dooraneyn mar labaad Cabdiwali Gaas wuxuu go'aansaday, sedaxdaan qodob ee soo socda. 1- in kalfadhigii ugu danbeeya barlamaanka Puntland waqtigiisu dhamaaday,in uusan qab soomin 25/10/18 gudigga khilaafaadka doorashada in aanan la magacaabin. 2- in moojaddo siyaasadeed la furro islamarkaana Magaala Madaxda Puntland ee Garoowe laga dhigo goob marti galisa duufaano siyaasadeed oo xasaasi ah,taasoo uu ka damacsan yahay Madaxweyne Cabdiwali Gaas, boor isku qaris iyo raad-dhumis doorashada 2019.3-in Dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ahi laga bilaabo aaga Takuraq ay isku hor fadhiyaan labada ciidan ee kala matalla Puntland iyo Somaliland.
cabdiwali Cali Gaas wuxuu Puntland ka doorbidey hamigiisa siyaasadeed ee u qaaska ah reer Puntland ha ogaadeen.
Wednesday, October 17, 2018
Bathetic fake leaders they are! #GURI #BA #AY
●~--- So I hear the spineless, useless so called Somali government, is siding with the Butchers at the house of Saudi over their real brethren of Turkey regarding the fallout in the killing of 👉 Jamal Khashoggi. These are the people responsible for the residual mayhem and continuity sad saga of Somalia. Bathetic fake leaders they are! #GURI #BA #AY
No heart, no soul and definitely no mind on their own!
Saturday, October 13, 2018
Wednesday, October 10, 2018
Doorashadda PuntLand 2019 (8 January)
﷽
Doorashadda PuntLand 2019 (8 January)
●~---- Qofna ma awoodo inuu waqtiga dib u celiyo 😊 Madaxweynaha Abdiwali.M.Ali Gaas 👉 ●~---- Be As Responsive As Possible. 😊 Musharax Farah Ali Shire
Monday, October 8, 2018
Mashaallah.. Congratulation Ibrahim Ahmed Ciid
Mashaallah waxaa Caawa dhashay wiilkii 2aad Ee Aan Awoowaha U Ahay Ee Ibrahim Ahmed ciid U Dhashay Waxaan illah Ugu Baryayaa kii Dalkiis,Diintiisa &Dadkiisa Muslimka Ah Anfaxa Alle nooga dhigo....
Again Congratulation Adeer Mcn Ibrahim Ahmed Ciid ♡
Subscribe to:
Posts (Atom)