Tuesday, February 25, 2020

ninkaas inuunan u Hadlin hababka macaashka loo raadiyo !


                                 


maxamuud Xayir Ibrahim, ayaa ka soo jeeda Degmada Qandala iyo Carmo ee gobolka Bari, 4.5 ayuu kaga mid noqday golaha wasiirada Somalia.
Waa edeb daro in nin masuul ah ku Xad gudbo Dad muwaadiniyiin ah yiraahdo
Ma fahmin su’aashii ujeedada lahayd ee leegu Waydiiyey Afka Maymayga,

Nin ku yimid jago Ey lahaayeen Jifi Weynta "Ali.Saleymaan" ee siyaasaddiisu ka billaabatay Maalintii uu jagada Rugta Ganacsiga PuntLand Gabtay, aqoontiisuna aheyd Ganacsiga, waan Dareemi karaa in uu Jahwareer ka qaadi karo Jihada saxda ah ee Siyaasadda ka jiri karto.

Shalay isagoo"Rugta Ganacsiga ";la isugu daray Jago wasiir ku xigeenka Iyo Wasiiru dowlo Maliyadda ay ku difaacaan xilka uu ku Matalayay.
Waan u garaabayaa walaalkeey, waana dareemi Karaa marka uu rabo in makarafoon cod dheer Leh gacanta ku qabsado sida uu uga wal walo Hadalkiisa inta uu u gooyin karo.

Waxaan aad u dareemayaa in uu yahay shakhsi Aanan ka ganban wax kasta oo mudan in laga Xishoodo iyo in laga fikiro xushmada ay mudan Yihiin qabaa,illadda Somaliyeed Iyo Xushmadda Ey leeyihiin Raxanweyn  "Southwest " Shacabka “May-ga”

Stresska uu qabo waa jiraa, wuxuuna ka hadla Wax uusan aqoonteeda laheyn.
Marka waxaan leeyahay walaalkeey in ay kala Duwan yihiin Wuxuu soo bartay iyo midda ah Siyaasadda Karaamada ay leedahay.

Waxaan ugu baaqayaa ninkaas inuunan u Hadlin hababka macaashka loo raadiyo.

 ✔ Halkaan ka Dhageyso
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1988816811183749&id=1344930688905701&sfnsn=m.o

No comments:

Post a Comment