بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحي
★★ ★ Ninka kaliya Ee Damiirkiisu Noolyahay
Ahmed abdi kariye qoor qoor oo u gudbay mustaqbalkiisa siyasadeed.
Mudane madaxwayne waxaad ku guulaysatay inaad hanatid dhaman quluubta umada somaliyed waxaad bad badisay qaranimada somaliyed,waxaad muujisay in somalinimadu ka wayntahay qabyalada,waxaad garatay waxay garan wayeen kuwa ay shiisheyuhu ku adeegtan,waxaan ku lenahay horu usoco,
Anagoo ah [ Badbaado Consulting Bureau] , halyayga sanadka ayaan kuu aqoonsanay hadii aanu nahay shacabka somaliyed meel kasta oo ay joogan guulayso mudane
Maanta hadii doorasho qof iyo cod ah la qaban lahaa adigaan kuugu ridi laheyn wlhi waxaad u qalanta inad wadanka hogamiso !
Best Regards
Founder/CEO
Abdirashid Eid Osman