Casimada Dowladda Federal Republic Maxey U Baahan Tahay Oo Aan Weli La Fahmin :____
Magaalada Mogadishu Waa Magaalo Fac Weyn Dhinac Xadaarad Iyo Weliba Dhinac Dhaqaale Anagoo Og Mogadishu Kaalin Ahaan Halka Ay Kaga Jirto Magaalooyinka DalkaLeeyahay, Ahmiyada Gaarga Ah Ay Leedahay Magaaldaas Oo Ay Ugu Fadhido Dhamaan Dowladda Federal Republic Iyo Shacabkeedaba .
Mogadishu Maantay Waxay Baahi Weyn U Qabtaa Shacab Hanta Qiimaheeda Oo Dhinac Ah Iyo Maamul Wanaagsan Oo Daacadnimo Ku Shaqeeya .
Gudoomihayaha Gobolka Waa Madaxweynaha Gobolka Banadir Halka Ay Sarta Ka Quruntay Waa Hogaanka Maamulka Gobolka Oo Gabi Ahaanba Ku Fashilmay In Uu Xakameeyo Wax Alaale Iyo Wixii Ka Xiriiray Gobolkaas .
Duqa Magaalda hanad Gudomiyaha Gobalka Waajibaadka Saaran Ee Hormarineed Ee Degmada Waa Mid Aan Kaalinteeda Si Wanaagsn U Muuqan Waxayna Ka Mid Tahay Mid Ka Mid Ah Ayaandarooyinka Ay Waajahayso Magaalda Mogadishu.
Banadir Nasiib Uma Helin Inay Hesho Taliye Qeybeed Hanta Amaanka Magaalada Iyo Taliyaal Xabsiyeedyo Guta Waajibaadkooda Amni Anagoo Og In Ay Mogadishu Leedahay 18 Xabsi Iyo ka badan, Oo Hoos Taga Taliyaha Qeybta Ee Magaalda Mogadishu "Xamar" .
Isku Soo Wada Duuboow Mogadishu Waxay Ku Jirtaa Dib U Gurasho Hormarineed Waxaad Maqlaysaa Maalinkasta Xafiis Baa Laga Raray Oo Degmo Hebel Baa Loo Raray Hay'adihii Oo Dhamaantood Faaruqiyey Magaalda Iyo Dhamaan Shirkadihii Bud Dhiga U Ahaa Maalgashiga Magaalda .
Waxaan Qabaa Mogdishu haday Hesho Gudoomiye Gobol Oo Shaqadiisa U Guta Si Wanaagsan In Xal Laga Gaari Karo Dhibaatooyinka Ka Taagan Magaalda Xamar.
Dowladan Ama Mida Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa In Ey Mogadishu Waqti Fiican Siiso Si Xal Looga Gaaro Waxay casimadu Tabanayso .
Xigasho :- Mohamed Bashir Ali "Eid"

No comments:
Post a Comment