[GABAYGA IYO SAAMEYNTIISA DHAQAN AHAANEED]: Waligeey Waxaan dareensanaa Muhiimada Gabay ku Dhex Leeyahay Dhaqanka Soomaalida, Gaar ahaan Marka Hogaan laga hadlayo. Sidii Sayed Maxamed Cabdulle Xassan Ayuu Ina Godane Gabayo Ciidamadiisa Al-Shabaab u tiriyey, kuna hogaaminayaa. Wuxuu dareensanyahay Kaalinta uu kaga jiro Gabaygu Hogaanka Ummada Soomaaliyeed Guud ahaanteeda. Toloow Madaxda Dowlada ugu sareysa wax Gabyaa Ma leeyihiin, mise dhamaaantood waa Ciyaalka-Xaafada.lolhttp://www.youtube.com/
watch?v=t6B0HHqCpdg&feature=you
tube_gdata_player
http://www.youtube.com/watch?v=t6B0HHqCpdg&feature=youtube_gdata_player
No comments:
Post a Comment