Friday, March 27, 2020
Maxay Bosaso U Baahan Tahay Oo Aan Weli La Fahmin :
Maxay Bosaso U Baahan Tahay Oo Aan Weli La Fahmin :____
Magaalada Bosaso Waa Magaalo Fac Weyn Dhinac Xadaarad Iyo Weliba Dhinac Dhaqaale Anagoo Og Bosaso Kaalin Ahaan Halka Ay Kaga Jirto Magaalooyinka Puntland Ahmiyada Gaarga Ah Ay Leedahay Magaaldaas Oo Ay Ugu Fadhido Dhamaan Dowlada Puntland Iyo Shacabkeedaba .
Bosaso Maantay Waxay Baahi Weyn U Qabtaa Shacab Hanta Qiimaheeda Oo Dhinac Ah Iyo Maamul Wanaagsan Oo Daacadnimo Ku Shaqeeya .
Gudoomihayaha Gobolka Waa Madaxweynaha Gobolka Bari Halka Ay Sarta Ka Quruntay Waa Hogaanka Maamulka Gobolka Oo Gabi Ahaanba Ku Fashilmay In Uu Xakameeyo Wax Alaale Iyo Wixii Ka Xiriiray Gobolkaas .
Duqa Magaalda Waajibaadka Saaran Ee Hormarineed Ee Degmada Waa Mid Aan Kaalinteeda Si Wanaagsn U Muuqan Waxayna Ka Mid Tahay Mid Ka Mid Ah Ayaandarooyinka Ay Waajahayso Magaalda Bosaso .
Bosaso Nasiib Uma Helin Inay Hesho Taliye Qeybeed Hanta Amaanka Magaalada Iyo Taliyaal Xabsiyeedyo Guta Waajibaadkooda Amni Anagoo Og In Ay Bosaso Leedahay 16 Xabsi Oo Hoos Taga Taliyaha Qeybta Ee Magaalda Bosaso .
Isku Soo Wada Duuboow Bosaso Waxay Ku Jirtaa Dib U Gurasho Hormarineed Waxaad Maqlaysaa Maalinkasta Xafiis Baa Laga Raray Oo Magaalo Hebel Baa Loo Raray Hay'adihii Oo Dhamaantood Faaruqiyey Magaalda Iyo Dhamaan Shirkadihii Bud Dhiga U Ahaa Maalgashiga Magaalda .
Waxaan Qabaa Bosaso haday Hesho Gudoomiye Gobol Oo Shaqadiisa U Guta Si Wanaagsan In Xal Laga Gaari Karo Dhibaatooyinka Ka Taagan Magaalda bosaso .
Dowlada Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa In Ay Bosaso Waqti Fiican Siiso Si Xal Looga Gaaro Waxay Bosaso Tabanayso .
Saturday, March 21, 2020
Alaa-mahad leh
Xigasho: Dahir.M
Coronavirus. Fuustada saliida qiimaha in ka yar $24. Saudi, dhulkuu dhigayaa
In amar lagala qaato & ismaqalkii baa adkaaday aduunka. Wadanka Jermany, oo hadlaya baa Uganda, ka daba hadleysaa. Dhaqaalaha, aduunka dhulkuu galayaa (recession) wadamaduna waa kala harayaan.- sida loo gala dhaqaala badan yahay. Hadii, laysa sii maqli waayana SECOND coronavirus, kaasaa lagu sii kala harayaa. Dagalku, waa wajiyo badan yahay. Coronovirus, waa la abuuray; kuwii abuureyna ujeedooyin badan bey ka leeyihiin.
Alaa-mahad leh
!
Caabuqa Coronavirus Maxaa Nagu Haboon
Marka laga yimaado dadaallada kale ee is
ilaalinta, khubarada badankood wexey qabaan caabuqa coronavirus waxaa ka adag biyaha la cabbo. 10kii daqiiqaba in biyo la cabbo iyo inaan la oggolaan iney dhuunta qallasho ayaa ah qaab si weyn looga hortagi karo caabuqa. Biyaha wexey cudurka ka hor istaagayaan inuu u gudbo sambabbada wexeyna Viruska Coronavirus u gudbinayaan caloosha oo uu xaadir ku yahay acid dilaya. Ilaahey qudraddiisa badanaa. Walaal biyo cabiidda aad u badso, Haddaad helli kato inta aad soo jeedid 10kii daqiiqaba dhuuntaada qooy. Allah na badbaadiyo. Aamiin
Subscribe to:
Posts (Atom)