Saturday, March 21, 2020

Caabuqa Coronavirus Maxaa Nagu Haboon


                         

Marka laga yimaado dadaallada kale ee is

ilaalinta, khubarada badankood wexey qabaan caabuqa coronavirus waxaa ka adag biyaha la cabbo. 10kii daqiiqaba in biyo la cabbo iyo inaan la oggolaan iney dhuunta qallasho ayaa ah qaab si weyn looga hortagi karo caabuqa. Biyaha wexey cudurka ka hor istaagayaan inuu u gudbo sambabbada wexeyna Viruska Coronavirus u gudbinayaan caloosha oo uu xaadir ku yahay acid dilaya. Ilaahey qudraddiisa badanaa. Walaal biyo cabiidda aad u badso, Haddaad helli kato inta aad soo jeedid 10kii daqiiqaba dhuuntaada qooy. Allah na badbaadiyo. Aamiin

No comments:

Post a Comment