(Stockholm:) Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuusan ku aamin qabin doorasho ay qabato Maamulka madaxa uu ka yahay Siilaanyo, sababo la xiriira musuq iyo isdaba marin.
Si kastaba ha ahaatee, jabhadihii kacdoonka ku sameeyay dawladii Kacaanka oo dhan, wax ay Ummada u soo siyaadiyeen ma jirto, aan ka aheeyn qabyaalad iyo kala qeybin ay iyagii iskula soo Jeesteeyn.
Dalka Soomaaliya ayaa tan iyo markii uu xukunka ka tagay allaha u naxariistee madaxweynihii Ummada Maxamed Siyaad Barre, waxaa jahwareer aan dhamaad laheyn uu ku dhacay dhamaan Ummada Soomaaliyeed.
Meel kasta oo ka mid ah Soomaaliya cadaalad darrada iyo cabashada waa mid heerkeeda uu aad u Sareeyo.
Kuwii jabhadaha hor kacayey ee yiri dadka barwaaqo ayaan idin gaarsiineynaa waa kuwaa laga Cabanayo maanta. Faysal Cali Waraabe iyo wixii arrintaa doorashada ka yiri hoos ka daawo.
http://youtu.be/RsyWk3JZE5Y

No comments:
Post a Comment