B-Xilligee ku biirtay ?
A- 1999-kii !
B- Xaggee Shaqadaadu u badan tahay ?
A-Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo.
B- Macnaha Soomaalida dhexdeeda !
A- Haah !
B-Mushaar ma qaadataa mise Dadka ayaad isaga dhex nooshahay ?
A- Maya, Weli
Mushaar la iima billaabin.
B- Saa maxaad ku baddalatey inaad Soomaalida Itoobiya
u Bassaasto ?
A- Hadda waxba ma qaato balse midh baan kuu sheegi, Dalkaan
Itoobiya ayaa Gacanta ku dhigtay Mustaqbalkana Ninkii ay Itoobiya Wadato ayaawax ka noqonaya.
B- Ok! laakiin inta riyadaas la gaarayo Waxoogaa Ajar ah ma
rajeyneysaa in laguu qoro maaddaama aad si Mutadawac-nimo ah u Shaqaynayso?
A-Maxaad ula jeedaa ?
B-Waxba, balse waa Su'aal meesha gali karta.
A- Maya, Ajarha Sheegin.
B- Haa ! Macnaha waad ogtahay inaad Shaqo aan Sax ahayn haysid ?
A-Ninyohow Su'aalo badnidaa yaad Adigu u Shaqaysaa ?
B-Ok Saaxiib, waa inoo mar
kale.
(Hadda waa #Senotore Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Xubin buuxda
ka ah ! ).

No comments:
Post a Comment