Monday, January 18, 2021
DEG DEG Madaxweynaha 2021: Shariif Sheekh Axmed Iyo Shagadda 1aad.
DEG DEG Madaxweynaha 2021: Shariif Sheekh Axmed Iyo Shagadda 1aad.
-----------------------
Gudoomiyaha Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ee mucaaradka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo goordhaweyd Duhurnimadii maanta Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arimo muhiim ah.
Shariifka Oo Dalka dibadiisa kasoo laabtay ayaa walaac ka muujiyey khilaafka weli Doorashada dib udhigtay.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa isagoo afka Mucaaradka ku hadlay sheegay in xal laga gaaro khilaafka ay diyaar uyihiin.
Waxa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif sheegay in ay marnaba dooneynin dalka dib loogu celiyo bur bur iyo Dawlad la’aan.
Mar uu soo hadal qaaday Arinta Amni darada ayuu Sheekh Shariif sheegay in Al Shabaab lala Dagaalmo ay dhankooda ka qeyb gelayaan.
Si loo helo Waddanka Oo hore socod hormar ah gaaro ayuu ku baaqay in xal laga gaaro khilaafaadka siyaasadeed ee jira.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment