Tuesday, July 22, 2014

DAAWO SAWIRADII:Shilkii shalay ay ku dhinteen 8 Ruux oo uu ka mid ahaa agaasimihii hayada Daryeelka Bulshada Puntland

                                                           









Ciidanka nabadgalyada wadooyinka ee gobolka Nugaal ayaa sheegay inay baaritaan ku hayaan maydka 7 ruux oo ku geeriyooday shil gaaari oo shalay galinkii dambe ka dhacay inta u dhexeysa tuulada Ilmo Adeer iyo Laac dheere oo hoos yimaada Garowe.
Taliyaha taraafikada gobolka Nugaal Ismaaciil Xirsi Shirwac oo wareysi siiyay allcarmo.com ayaa u sheegay inay garteen magacyada 4 kamid ah dadka dhintay iyo halka ay ka yimaadeen. Isagoo sheegay dadka dhintay inay ku jiraan nin iyo xaaskiisa oo wada socday.
Wuxuu sheegay taliyuhu macluumaadka shilkaan oo ay ku jiraan dadka dhintay, iyo kuwa dhaawacmay  inay dhawaan ugudbin doonaan maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal oo qaadidoonto dacwada shilkaan iyo cidka iska leh mas’uuliyadiisa qasaaraha ka dhashay shilka.
Sababta shilkaan ka dambeysay wuxuu ku micneeyay gawaarida oo ku socotay xawaare saa’id ah, wadada shilka uu ka dhacay oo lahayd dhir badan iyo xaga cimilada oo ay jirtay dabayl.
Labadii gaari ee shilka galay oo kala ahaa gaari languruusal ah iyo Noha ayaa lasoogaarsiiyay xarunta ciidanka booliska ee Garowe, Waxaana ka muuqday bur bur xoogan oo soo gaaray halka gudahana lagu arkayay dhiig badan iyo alaabo ay ka tageen  dadkii dhintay iyo kuwii dhaawacmay.
Maanta ayaa maydadka lagu aasayaa qabuuro kuyaala magaalada Garowe iyadoo aaskoodana ay ka qeybgalidoonaan mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland.

Sunday, July 6, 2014

SAWIRRO:Marwada Madaxwaynaha Dowlada Puntland Marwo Hodan Siciid Ciise oo Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

                                                                                     
                                                                                   







July 5, 2014 - Written by Bureau for Somalian People's Development
Waxaa Maanta Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Puntland Marwada Madaxwaynaha Dowladda Puntland Prof:Hodan Siciid Ciise .
Soo dhaweynta loo sameeyay Marwada ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Haweenka,Wasiirka Wasaasarada Dastuurka iyo arimaha Fadaralka,Wasiirka Dekedaha,Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada Puntland,Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka,Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka iyo Saraakil katirsan Madaxtooyada Puntland.
Dhanka kale soo dhaweynta waxaa iyana ka qayb qaatay Ururka Haweenka Gobolka Nugaal,Waxgarad,aqoonyahano iyo Dadweyne kale oo diyaar garow xoogan ugu jiray soo dhaweynta Marwada Madaxwaynaha Dowladda Puntland.
Prof:Hodan Siciid Ciise ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay la hadashay Warbaahinta,waxana ay si aad ah ugu mahadcelisay dhamaanba dadkii ka qayb qaatay soo dhaweynta loogu sameeyay Magaalada Garoowe ee Caasumadda Puntland.

Sunday, June 29, 2014

Ramadaan Kariim.

                                                      



Ramadaan Kariim.
Nolosha way kooban tahay, dad badan waad baranaysaa, dhib badan waad maraysaa, xiliyo farxadaa kusoo maraya, xanuunka dadkaad dareemaysaa, se’ waxaa muhiim ah oo is waydiin lahaan doona inta jeer ood u istaagtay Eebe dartii, sidii aad ula dhaqantay intii aad baratay si kastay ahaadaanba, sidaad uga tanaasushay dhibkii laguu gaystay, u talo saaratay Eebe, uguna xamdi naqday nimcadiisa, sidaad ugu dadaashay xaqa, ugu dhiiratay wanaaga, ugu dagaalantay inta tabaalaysan. 
Nolosha qiimaheeda waa inaad ku farxi karto inaad dadka kaalmeeyso, ka fogaato kibirka, ka midowdo xasadka, iyo xumaanta ku wajahan dadka walaalahaa.
Eebe ayaan inooga baryayaa in bishatan barakaysan ee Ramadaan uu nooga dhigo mid aan isugu soo dhowaano, isu naxariisano, isugu hiilino xaqa, isku xanaanayno kitaabka, isku xiriirino sunaha nabiga (asw). Eebe hayna wada xafido. Aamiin. Ramadaan Kariim.

Saturday, June 21, 2014

‪#‎Napoleon‬ Bonaparte Waxuu´yiri: "Qofka aan sumcadda ka Raadin wanaagga, Xumaanta Cid uga dhowi ma jirto".

                                         





‪#‎Napoleon‬ Bonaparte Waxuu´yiri: "Qofka aan sumcadda ka Raadin wanaagga, Xumaanta Cid uga dhowi ma jirto"..
The Global Somali Diaspora conference starts in Istanbul - Go-go dancers, cheer leaders and home negrous Man &women ,
were dominated the meeting ...!
I am so blessed to never have been fooled by these WOLVES since the end of that blessed revolution!. VIGILANCE - Hawk eyes!, i smell hypocrisy if dropped in the ocean one part in a billion ppb!!!!

Friday, June 13, 2014

http://puntlander.com/2014/06/xog-xasaasi-ah-qorshaha-itoobiya-ka-maagan-tahay-somaliland-iyo-ogaden/

Thursday, June 12, 2014

BY_ : Michael Moore ,So today, Mosul fell. Mosul is the second largest city in Iraq.

                                                 

So today, Mosul fell. Mosul is the second largest city in Iraq. The Iraqi government we "installed", has now lost Fallujah, Ramadi, Mosul and other large swaths of the country we invaded at the cost of thousands of American lives, tens of thousands of Iraqi lives and a couple trillion dollars. (What could your school district do with a trillion dollars?).
One more maddening day in this 11-year illegal, immoral, greedy and stupid war. Today in Mosul, that Iraqi Army YOU pay for, freaked out, threw down their guns, and literally RAN away. I have friends and acquaintances who lost sons in all three of those cities. I can only imagine what they're feeling tonight. FOR WHAT? FOR WHAT! I am so sorry we couldn't do anything to stop this when it started. A few million of us tried. Last week, Richard Clarke, Bush's former head of counter-terrorism, said he now believes that his fellow members of the Bush administration committed "war crimes."