Shirka Gollaha #Xukuumadda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Proff: #Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin xaaladda Gobalka #SoolQorshaha Doorashooyinka #Soomaaliya 2016-ka, Xeerka Nidaaminta#Magaalooyinka Sharciga #Patroolka Soomaaliya iyo Warbixino kale.
Halkaan hoose ka #Akhriso War-saxaafadeedka oo dhamaystiran.



No comments:
Post a Comment