Waa #Muqadas Xuduud dhuleedka Dowlada #Puntland Sida Dhulka, cirka, badda iyo hawada sare.
Waa arin #Dastuuri Ah oo aan marnaba cidne laga yeelayn kala#Qaybinta Puntland.
Kuwa hada ka #Qaylinaya Hargeysa laga yeeli mayo in ay dhul Puntland ay leedahay ku sii #Joogaan Si qaldan iyo jajuub kuwa kalane warkoodaba iska daah.
Degmada #Laascaanood Waqti aan fogeyn ayey Dowlada Puntland#Gacanta Kusoo dhigaysaa.
Wax walbe meel #Fiican Bay mrayaan.

No comments:
Post a Comment