Wednesday, September 11, 2013

DHAGEEYSO:- Ceeb kala qabsatay Cali Maxamed Geedi iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed (COD SIR AH)


                                                                      

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa waxaa kala qabsatay ceeb aan caadi ahayn xilli ay Taleefan ku wada sheekeesanaayeen, iyadoona cod sir ah laga duubay.

                      http://www.xoghoose.com/cod-sir-ah/ 
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in lasoo wacay uuna soo wacay Cali Maxamed Geedi, waxaana sida codka idiin kaga muuqata ay ka hadlayaa arimo dowladda Soomaaliya ku saabsan.
Sheekh Shariif ayaa lagu qal qaalinaayaa inuu kaalin ka qaato kooxda qas wadayaasha Soomaaliyeed, hase ahaatee arinkaasi gaashaanka ayuu u daray oo waxa uu ula Hadlay Mr Geedi si aan la’arag.

No comments:

Post a Comment