Thursday, September 26, 2013

[GABAYGA IYO SAAMEYNTIISA DHAQAN AHAANEED]:

[GABAYGA IYO SAAMEYNTIISA DHAQAN AHAANEED]: Waligeey Waxaan dareensanaa Muhiimada Gabay ku Dhex Leeyahay Dhaqanka Soomaalida, Gaar ahaan Marka Hogaan laga hadlayo. Sidii Sayed Maxamed Cabdulle Xassan Ayuu Ina Godane Gabayo Ciidamadiisa Al-Shabaab u tiriyey, kuna hogaaminayaa. Wuxuu dareensanyahay Kaalinta uu kaga jiro Gabaygu Hogaanka Ummada Soomaaliyeed Guud ahaanteeda. 

Toloow Madaxda Dowlada ugu sareysa wax Gabyaa Ma leeyihiin, mise dhamaaantood waa Ciyaalka-Xaafada.lol
http://www.youtube.com/watch?v=t6B0HHqCpdg&feature=youtube_gdata_playerhttp://www.youtube.com/watch?v=t6B0HHqCpdg&feature=youtube_gdata_player

No comments:

Post a Comment