Thursday, February 5, 2015

Great picture! Are we ‪#‎Movingforward‬ ?

                                                         



Waa guul in ay kulmaan madax si dhab ah wax u matasha, waxan rajaynayaa xiliga ay soo dhawaato hiigsiga 2016 in shirkan shirkiisa ay ka soo qaybgalaan mudane Siilaanyo iyo qofka matali doonta sedexda gobol iyo bar-ka haray ee Shabeelada dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Koonfurta Mudug, si loo gaaro hiigsiga ah in la helo Soomaliya oo midaysan oo talawadaag ah.
Waxaan rajaynayaa wasiirada iman doono in ay ku yimaadaan la tashiga madaxda dawladaha xubinta ka ah dawlada dhexe.

No comments:

Post a Comment