Marxuum Abdishakure Mire Adan, oo ahaa walaal qaaliyah ayaa
ku geeriyoodey qaraxi Central Hotel EE Magaaladda xamar maanta oo jimco ah_ Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun,
Allah ha u naxariisto :_()
Ila dhagaysta Aqponyahanka warkiisa _ waxuu ahaa rugcadaa
Siyaasi, Qoraa , badmaaxe (Captain) Mualif iyo Saxafi :

No comments:
Post a Comment