Friday, August 9, 2013
DEGMADA QANDALA IYO MAANTA SAY TAHAY !
hadba heer ayey soomartay. _ 1930.waxaa la dhisay gurigga degmada(white house)ama gurigga cad,iyo garoonka waxaa ku xigay shirkadii kalluunka ee caramelle -Arredia.majirin degmo la awood ah xaga shaqada iyo wax soo saarka.1960 markii xoriyada laqaatay,waxa ay ahayd meesha keliya ee 2000kun oo qof ka aadan shaqo rag iyo dumar waa marka ay baxday heesta ah NIMOW ARIGAAGA HOO,AREEDSHAN QABANAYAA.xoolaha,kalluunka, xijiga iyo macdanta waa magaal hodonku ah 1980. waxa ay ahayd meesha loo bixiyey gacanka hodonka ah.oo Somaali oo dhan wax uga degijiren,maanta nasiib daro waa degmada keliya Ee puntland aan teleefoon,nal iyo dariiq aan midna lahayn.hadaba see Noqon toontaa mustaqbilka? waxaa keliya oo ay jaanis leedahay marka Dariiqa xeebta ee lawado loo furo si
Subscribe to:
Post Comments (Atom)




No comments:
Post a Comment