Thursday, August 15, 2013

PUNTLAND OO MAANTA SHAACISAY FADEEXO HOR LEH OO DASTUURKA SOOMAALIYA KA SOO BAXDAY

                             
                



Puntland Oo Maanta Shaaciyey Fadeexo Hore Leh Oo Ka soo muuqatay Dastuurka Somaliya ee Muddo Muranka ka tagnaa waxaana Fadexadda kamid ah Dastuurka oo Qabyo qoraalkiisi ay Saxiixeen qaybaha Matala Soomaaliya iyo Markii KMG la soo Saaray uu saxiixay keliya Xildhibaan Xoosh Jibriil oo ahaa Wasiirkii Dastuurka.
Waxaa la soo bandhigay sidii ay horay la isugu raacsana iyo markii dambe Xoosh Jibriil Uu Qolka intuu la galay uu keligiis saxiixay.
Dastuurka rasmiga waxaa saxiixay Madaxweynaha TFG, Rai’sul Wasaaraha TFG, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha Galmudug, iyo Wakiilka Ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca....


astuurka si sharci darrada ah wax looga badalay waxaa saxiixay Mr Cabdiraxman Xoosh Jibriil kaliya ayaa qoraalka Puntland ka soo baxay lagu Muujiyay


                             Hoos ka Daawo siday kala ahayen
Dastuurkii La isku Raacsana Saxiixayaashiina ay ka muuqdaan

  

                      

Dastuurkii ay Saxiixeen Qaybihii ku Heshiyay ee la sheegay in uu ahaa kii la isku raacay



                    Dastuurka ay Puntland Diidantahay sheegtayna in wax laga bedelay oo uu ka muuqdo Saxiixa Xoosh Keliya

                   


                                                                      


Dastuurkii KMG ee Muranka uu ka Taaganyahay oo uu ka Muuqdo keliya Saxiixa Xoos Jibriil oo ahaa Wasiirkii Dastuurka

No comments:

Post a Comment